May 27, 2017 | Posted by admin

Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug  ayaa lagu wadaa in Maanta lagu Caleema Saaro Magaalada Cadaado.

Caleema Saarka Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka qayb galaan Xubna ka tirsan Labada Gole ee Dowlada Somaaliya.

Amaanka Galmudug Gaar ahaan Cadaado aya si wayn loo adkeeyay sida ay wararku nagu soo gaarayo.

Axmed Geele Xaaf ayaa la doortay 3 Bishaan May waxaana laga Dareemayaa Cadaado Caleema Saarka Mudane Xaaf.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

 

COMMENTS