January 9, 2017 | Posted by admin

sssssss-1

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed oo shir Jaraa.id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay muran xoogan ka taagan barlamaanka Galmudug kaas oo lagu sheegay in xilka Looga qaadayo Madaxwaynaha Galmudug.

Cabdi kariin ayaa ugu horeen ka hadlay Mooshin laga keenay asaga sheegay in aysan Muhiim aheen Waqtigaan in xildhibaanada ay ku mashquulaan Mooshin.

Waxa uu ku tilmaamay Nasiib daro Xiliga lagu jiro iyo mooshinka laga keenay taasi oo uu ku tilmaamay mid aan habooneen.

Guleyd ayaa qiray in Barlamaanka ay ka qaadi karaan Xilka isla markana Awoodaasi in ka tuuraan Xilka Madaxwaynaha.

Hadalka Guuleed ayaa imaanaya Xili shalay xildhibaana gaaraya ku dhawaad 5o Xildhibaan ay sheegeen in ay xilka ka qaadayaan Madaxwaynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Maxamed Daacad Muqdisho.

[email protected]

COMMENTS