April 25, 2017 | Posted by admin

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar
Cabdulllaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa maanta
Magaalada Garowe kula shirsay
xubno katirsan ururka Saadicuun Bin Xaq ee
dhowan laga mamnuucay Puntland.
Shirkaan oo ah mid albaabada uxiran yihiin
ayaa la filayaa inuu guddoomiyuhu
saxaafada shir jaraa’id islamarkaana uu ka warbixiyo go’aamada kaso
baxay shirka uu wada galeen Labada dhinac.

Lama oga wax yaabaha keenay kulanka dhax-maray Gudoomiyaha Gobalka Nugaal ee Puntland iyo xubnaha aan Tiradooda la shaacin oo la sheegay in ay ka tirsan yihiin Ururka Asaadicuuna Bil xaq.

” Dhinaca kale Maanta 6 xubnood oo ka tirsan Ururkaas ayaa la sheegay in ay isaga baxeen Ururkaas sida ay Puntland shaacisay.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected]

COMMENTS