February 7, 2018 | Posted by admin

Maamulka gobolka banaadir oo kaashanaya taliska ciidamada booliska ayaa maanta magaalada muqdisho ku gubay daawooyin dhacay oo dhawaan lagu qabtay dekedda muqdisho.

Daawooyinkaan dhacay waxaa laga keenay dalka ingariiska waxaana loogu tala galay naafada iyo indhoolayaasha muqdisho ko nool waxaana ay ku ku taariikheysanyihiin 2014-2016-2017.

Dhawaan ayay aheed Markii Dekeda Muqdisho, lagu soo Bandhigay Daawo Dhacday.

Maamulka Gobalka Banaadir oo Kaa shanaya Ciidanka Boliiska Ayaa Ku gubay Daawada Duleedka Degmada Kaaraan.

COMMENTS