May 5, 2016 | Posted by daacad yare

maamulka Gobalka banaadir ayaa soo bandhigay qoys ka  kooban hooyo iyo sidax deeda caruur oo lasheegay in ay ka mid yihiin xarakada al-shabab

Afayeenka maamulka Gobalka banaadir cabdifitax cumar xalane ayaa sheegay in qoys kaan laga soo qabtay dhagmada yaqshid ee Gobalka banaadir,

waxa uuna tilmaamay in markii la soo qabanayay qoyskaan lasoo qabtay iyaga oo duugaya hubka lagu soo qabtay.

Qoys kaan ayaa waxa aa gacanta ku soo dhigay ciidanka nabad sugida iyo sir doonka qaranka ee NISE sida uu sheegay Afayeenka maamulka Gobalka banaadir cabdifitax cumar xalane, waxa uuna u mahad naqay ciidanka   NISE oo hool galka ku soo qabtay Qoskaan oo la  shegay in ay kamid yihiin Al-shabab

vvvvvvvvv

Dhageyso codka  Afayeen Xalane.

 

 

COMMENTS