October 2, 2016 | Posted by admin

Warqad kasoo baxday Xafiiska madaxweynaga Galmudug cabdi kariin ayaa lagu Hakiyay Shaqada Hay.adaha ka Shaqeeya Galmudug.

Sababta loo Hakiyay Shaqada Hay.adaha ka Shaqeeyay Galmudug ayaa lagu sheegay in ay la Xiriirto Doorashooyinka ka bilaabanaya Galmudug.

Madaxda ayaa aaminsan in Hay.adaha samaeyn ku yeelan karaan Doorashada iyadoo arintaasi laga guurayo ayuu madaxweynaha soo saaray Warqadaasi.

Hoos ka Akhriso Wareegtada

bbb-001

 

COMMENTS