January 20, 2017 | Posted by admin

ahlusuna

Taliyah amniga degmada gurceel ee mamulka gobolada dhexe galad muxumed qeyliye galad waabar oo la hadlayay idaacada banadir aya sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen ciidanka amanka degmada gurceel shalay galinki danbe nin dil horay uga gestay degaanka olol.

Taliye galad aya sido kale sheegay in ninka ay gacanta ku so dhigeen ay la socdeen rag kale waxana lala so qabtay ila 12 qoray.

gacan ku dhiiglahaan ay ciidanka amniga degmada gurceel gacanta ku soo dhigeen ayaa horay dil ugu gestay Marxuum feysal yusuf dilkaso dhacay 5 12 2015.

dhinaca kale taliyaha amniga degmada gurceel ayaa sheegay in ninkan ay mudo badan badi ay badi goobayeen mudasna uu dhumashaal u jiray.

Maxamed Daacad Muqdisho.

[email protected]

COMMENTS