May 5, 2016 | Posted by daacad yare

Maamulka la magac baxay ahlusna waljameeca ee fadhigoodu yahay magalada dhuusa mareeb ee xarunta gobalka galgaduud ayaa maanta waxa ay war ka soo saareen Doorashada la filayo in Soomaaliya ay ka dhacdo dabayaaqada Sanadkaan marka la gaaro Bisha september.

Madaxa warfaafinta ahlusuna muxudiin jimcaale jakuula ayaa saxaafada usharaxay warka ka soo bahay ahlusan waxa una sheegay  in Xildhibaanada laga soo xulayo Degaanada ay Maamusho ay ayagu soo xuli doonaan islamarkaana aysan jirin Cid kale oo soo xuli karta Xildhibaanada ka imaan doona Degmooyin ay ka mid yihiin Guriceel iyo Dhuusamareeb.

Dhinaca kale maamulka ayaa mamnuucay shirar aysan ogayn ahlusuna waljameeca.

 

HALKAAN KA DHAGAYO

Z0000289

COMMENTS