October 19, 2016 | Posted by admin

Baarlamaanka koofur Galbeed ayaa soo gaba gabeeyay doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Dowlad gobaleedkaas koofur Galbeed.

Xubnahaan la doortay ayaa waxaa ka mid ah 2-Dumar iyadoo inta kale ay yihiin rag.

Halkaan ka Akhriso Xubnaha Akhalka Sare ee Baydhabo lagu doortay.

Zamzam Ibraahim Cali

Timiro Maxamed Cali

Xuseen Sheekh Maxamuud

Aadan Cabdi Aadan

Ilyaas Cali Xasan

Cabdikaafi Macalin Xasan

Xuseen Cali Xaaji Cabdalla

Cabdulaahi Cabdi Jabriil

Dowlad Gobaleedka Koofur galbeed ayaa noqonaya Dowlad gobaleedkii sadaxaad ee soo dhameestira doorashada xubnaha Aqalka Sare.

Jubaland.

Baarlamaanka Jubbaland ayaa doortay 8-xubnood ee Aqalka Sare u matalaya dowlad gobaleedka Jubbaland.

Xubnahaan ayaa waxaa ku jira hal qof oo dumar, halka 7-kalana ay yihiin rag.

Halkaan ka Akhriso Magacyada xubnahaan.

Xasan Faarax Xujaale

Axmed Xaashi Maxamud

Cabdulahi Sheikh Ismaaciil

Mowliid Xuseen Guhaad

Axmed Cabdixafiid Maxamed

Iftiin xasan baasto

Axmed Macalin Cumar

Faadumo Xasan Aadan

Maxamed daacad Muqdisho.

 

COMMENTS