January 18, 2014 | Posted by admin

Qaab-dhismeedka Golaha Wasiirada & Beelaha ay ka soo jeedaan, iyadoo loo qeybiyay qaabka Wada siman Waxaana loo Wada Qaatay Min 5 Wasiir iyo 5 Wasiiru Dowle iyo ku Xigeeno.

DUHUR.COM ayaa Raadisay Qabiilada ay Kasoo Jeedaan 25 ka Wasiir ee uu Xalay Saqdii Dhaxe ku Dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed oo Aysan La Joogin lada Masuul ee Dowladda ugu Sarayso Waa Madaxwayna Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Habadaba Qabiilada Wasiirada ayaa Kala ah Sida aad hoos ka arkayso:

1. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare(Hawiye-Xawaadle)
2. Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed(Hawiye-Habar Gidir)
3. Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow(Hawiye-Murusade)
4. Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Eng Nadiifo Maxamed Cusmaan(Hawiye-Baadi Cadde)
5. Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Coloow Baroow(Hawiye-Gaaljecel)

1. Wasiirka Qorsheynta Mudane Saciid C/laahi Maxamed(Daarood-Majerteen)
2. Wasiirka Macdanta Mudane Daa’uud Maxamed Cumar(Daarood-Dhulbahante)
3. Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane(Daarood-Ogaadayn)
4. Wasiirka Waxbarashada Mudane Axmed Maxamed Guraase(Daarood-Layla kase)
5. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulinta Hawada Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel(Daarood-Warsangali)

1. Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Saalim Caliyoow Ibroow(Digil/Mirifle-Jiido)
2. Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud(Digil/Mirifle- Jilible)
3. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Yuusuf Cali Aamiin(Digil/Mirifle- Leesaan)
4. Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Mudane Khaalid Cumar Cali(Digil/Mirifle-Bagadi)
5. Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed(Digil/Mirifle…..)

1. Ku XIgeenka Ra’isulwasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed(Dir/Habar yoonis)
2. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle(Dir-Gudubiirsi)
3. Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed Oday (Dir/Habar Jecel)
4. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan (Dir / Gaadsan)
5. Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed(Dir …)

1. Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed(Beesha Shanaad…..)
2. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Nucmaan Sheekh Ismaaciil(Beesha Shanaad……)
3. Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye(Beesh Shanaad…..)
4. Wasiirka Caafimaadka Mudane General Axmed Maxamed Maxamuud(Beesha Shanaad……)
5. Wasiirka Macdanta Mudane Daa’uud Maxamed Cumar(Beesha Shanaad…….)

COMMENTS