December 31, 2013 | Posted by admin

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Puntland ayaa goor dhow shaaciyay magacyada 66-ka xildhibaan ee ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee Puntland.

Guddiga oo shir-jaraa’id ku qabtay xarutna baarlamaanka ee magaalada Garoowe, ayaa war-baahinta usoo gudbiyey liiska magacyada xildhibaanada cusub oo u qornaa sidan:

XILDHIBAANNADA GOBOLLADA BARI, KARKAAR IYO GARDAFUUY

Siciid Maxamed Salaad
Eng. Jaamac Faarax Aadan
Maxamed Axmed Ibraahim
Maxamed Cismaan Xasan
Ayaanle Yuusuf Ismaaciil
C/casiis Siciid Maxamed (Gacamey)
Yuusuf Maxamed Axmed (Gaacshe)
C/risaaq Siciid Aadan
Maxamed Maxamuud Ismaaciil
C/xamiid Sheekh C/salaam Ciise
Maxamed Nuur Siciid
Ayaanle Gallan Guuleed
Siciid Cali Maxamed
Mustafe Bile Maxamuud
Salaad Xareed Cali
C/qaadir C/salaam Sh. Maxamuud
Siciid Shire Maxamed (Gaar-Cad)
C/raxmaan Siciid Faarax
Siciid Maxamed Cismaan
Xasan Xaaji Siciid Maxamuud
C/risaaq Muuse Maxamed
XILDHIBAANNADA GOBOLKA NUGAAL:

C/salaam Xuseen Bootaan
Liibaan C/laahi Aw-cabdi
Siciid Cabti Samatar
Maxamuud Faarax Warsame
C/daahir Siciid Ciise
Maxamed Faarax Nuux
Burhaan Aadam Aw-cabdi
C/kariim Xuseen Guure
Siciid Xuseen Nuur

XILDHIBAANNADA GOBOLLADA SANAAG IYO HAYLAAN:

Cismaan Dalmar Yuusuf.
Cabdixamiid Maxamed Axmed
Axmed Cali Xaashi.
Maxamed Cali Guuleed.
Abshir Siciid Saalax.
Cabdiraxmaan Cali Jibriil.
Siciid Xasan Shire.
Siciid Daahir Qodax.
Cumar Maxamed Irbad.
Ismaaciil Cabdi Abtiile.
Cabdi Siciid Kafad.

XILDHIBAANNADA GOBOLLADA SOOL IYO CAYN:

Saleeban Maxamed Cilmi.
Cabdul Cabdi Faarax .
Faarax Caydiid Casoowe.
Cabdirisaaq Jaamac Cabdibile.
Saadiq Abshir Garaad Maxamed.
Cali Jaamac Faarax.
Kayse Cawil Cali Boowe.
Aadan Xaaji Xuseen Ismaaciil.
Xariir Gaas Guutaale.
Maxamed Cabdilaahi Cilmi.
Xuseen Yaasiin X.Diiriye.
Axmed Maxamed Jibriil.
Faarax Sulub Jaamac.
Cali Axmed Cismaan.
Cumar X.Cabdi Ibraahim

XILHIBAANNADA GOBOLKA MUDUG:

Cabdirisaaq Yaasiin Cabdulle.
Cabdirashiid Maxamed Xirsi.
Raxmo Cabdixabiib Jaamac
Cabdiqaadir Faarax Bootaan.
Cabdixakiin Macalin Daahir.
Axmed Jaamac Cabdulle.
Nuuradiin Cabdirashiid Cali.
Xasan Xaange Maxamed Faarax.
Cali Jaamac Xasan.
Maxamed Cabdi Warsame.

COMMENTS