FU’AD ALI MIRE ILLAHA HAKUU BARAKEEYO HOOLKA CUSUB EE LAKEVIEW
WAXAAN DHAMAAN REER MINNESOTA WARGELINAYAA IN UU LA FURAY HOOL CUSUB OO LAGU DHIGAN KARO AROOSYADA, PARTY, MEETINGS, CASUMAADYADA WAAWEYN IYO WELIBA AY KUU HAYAAN RAASHIN AAD U FIICAN OO AAD KA HELEYSO IYO SHAQAALE LOO CARBIYE IN AY KU RAALI GELIYAAN. QIIMAHU WAA QIIME KU CAJIBANAY OO AAD U BEGEYSO. KU SOO DHAWAADA LAKEVIEW IYO HOGAAMIYAHIISA FAU’AD ALI MIRE
Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaan ka qeybgalin soo dhoweynta madaxweynaha iyagoo ka maqan magaalada Dhuusamareeb.
Booqashada Madaxweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb ayaa ka dambeeysay, kaddib markii Madaxda dowlad Goboleedyada todobaad ka hor ay shir ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb ay ugu baaqeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha inay ka soo qeyb galaan shir looga arrinsanayo xal ka gaarista Doorashooyinka
Waa markii u horeysay ee Madaxda dowlad goboleedyada ay shir ugu yeeraan Madaxweyne xil haya, kaddib markii ay diideen shirkii Golaha Amniga Qaranka ee Muqdisho ka dhici lahaa 5-8 July.