April 27, 2017 | Posted by admin

magaalada Muqdisho ee Caasimada soomaaliya waxaa Maanta ka dhacay dilal Qorsheesan sida aan wararka ku helnay.

Degmada shibis waxaa Lagu dilay Sarkaal ka Tirsanaa Ciidanka Nisa waxaana dilkaasi geestay Kooxo Bastoolado ku hubaysan.

dhanka kale degmada Hodan waxaa iyadana lagu Dilay Laba ruux oo Wada dhalatay waxaana dilkaasi ka dambeeyay dad goobta isaga baxsaday.

Dhanka kale qaybo ka mid ah Madiina waxaa lagu dhaawacay Laba ruux oo mid ka mid ah la sheegay in uu dhalay macalin Nuur Maxamed Siyaad.

COMMENTS