January 21, 2017 | Posted by admin

aqalka sare

Magaalada Muqdisho Waxaa Maanta lagu wadaa in ay kla ka dhacdo Dhagaysiga khudbadaha Musharaxiinta utartamaya Gudoonka aqalka sare ee Soomaaliya.

Iaa iyo 16 Musharax ayaa utaagan Xilka Gudoonka aqalka sare ee Soomaaliya waxaana lagu wadaa in Maanta laga dhagaysto Kud-badahooda ku aadan Msharaxnimadooda.

Halkaan Ka Akhriso Magacyada Xubnaha.

labada Musharax ee u taagan Guddoonka Aqalka Sare

  1. Cabdi Xaashi C/llaahi, ildhibaan hore
  2. Mustafe Maxamed Qodax,  xog-hayihii hore ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Somaliland

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad

  1. Xasan Faarax Xujaale.
  2. Axmed Xaashi Maxamuud
  3. Cabdiwaaxid Cilmi cumar.
  4. Abshir Maxamed Maxamuud.
  5. Cabdi Axmed Dhuxulow.
  6. Maxamuud Axmed Maxamuud.
  7. Cabdirisaaq Cusmaan Cali.

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad

  1. Hodan Maxamuud Cusmaan.
  2. Osmaan Axmed Maxcow.
  3. Iftiin Xasan Baasto.
  4. Fartuun Cabdulqaadir Faarax.
  5. Sacdiyo Xasan Cusmaan
  6. Mowliid Xuseen Guuleed
  7. Cabdikaafi Macalin Xasan.

Maxamed Daacad Muqdisho.

[email protected]

COMMENTS