September 10, 2014 | Posted by admin

Dowladda Kenya, ayaa waxay daboolka ka qaaday inay ciidan fara badan soo dhoobtay xuduuda ay la wadaagto dalka Somaliya, iyadoo ka baqdin qabto weeraro kaga yimaada Shabaab.

Kenya waxay ka feejigan tahay suurta galnimada weeraro aargudasho leh oo kaga yimaada Al Shabaab, ka dib dilkii Axmed Cabdi Aw Maxamed (Godane) uu Mareykanku ugu geystay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Afhayeenka Ciidanka Difaaca ee Kenya Bogita Ongeri, ayaa wuxuu bidhaamiyay in Kenya ay xoojisay ciidamadeeda ilaalada ee xuduuda ay la wadaagto Somaliya, si ay kaga hortaggaan weeraro kaga yimaada Al Shabaab.

Afhayeenka, ayaa carabaabay in gaar ahaan ay xoojiyeen ciidanka kaga sugan yihiin Gobolada Xeebta, maadaama billihii ugu dambeeyay ay Shabaabku ka geysteen dilal wadareedyo fara badan.

Bogita Ongeri oo wareysi siinaayay Wakaalada Wararka ee Shiinaha (Xinhua), ayaa ku cel celiyay in Kenya ay heegan gelisay ciidamadeeda xuduuda, wuxuuna ku goodiyay inay iska difaaci doonaan waxa uu ugu yeeray argagaxisada.

Dowladda Somaliya, ayaa horey kaga digtay suurta galnimada in Shabaabku ay geystaan weeraro, ay ugu aargudayaan Amiirkooda oo Shabaabka dhexdiisa looga garanaayay Sheekh Mukhtaar C/raxmaan (Abuu Zubeyr).

COMMENTS
  1. wholesale hermes bracelet hermes birkin replica malaysia good xvdfitddfw

  2. Il numero di passeggeri del primo trimestre 2013 cresciuto del 18%, crescendo da 2,3 alla cifra record di 2,8 milioni.

  3. hermes outlet kl replica hermes korea h bracelet hixihpdw

  4. I’m often to blogging and i definitely appreciate your content. The article has really peaks my interest. I’m going to bookmark your webpage and keep checking for new information.
    [url=//www.hydacusa.com/techsupport/tech.asp?key=jordan-sneaker-16]jordan sneaker[/url]

  5. exact replica hermes handbags hermes handbags replica uk mens belt pyxtkwf

  6. hermes scarves replicas replica hermes birkin bags china philippines otezaxkx

  7. hermes wide enamel bracelet replica hermes belt uk replica cost jnqkjd