July 8, 2012 | Posted by admin


DUHUR-Saraakiilsha Boliska Kenya ayaa soo shaaciyay sawirada 6 nin oo ay ku eedeysay inay ka tirsan yihiin xarakada Alshabaab kuwaasoo ay sheegeen iney aad u raadinayaan. Lixda nine ee booliska Kenya soo bandhigeen sawirradooda ayaa kala ah Ahmed Iman Ali oo ah ninka Alshabaab u qaabisan dalka Kenya oo horay cajal cod soo diray, taliyaha ajaanibta kabar bar dagaalanta Alshabaab Abdikadir ‘Ikrima’ Mohammed, Abdulghafur Ahmed, Eric Achayo Oganda (Ibra), Juma Otit Ayub, Athumani Ahmed. Raggan lixda ah ayaa booliska Kenya ku deedeynayaa iney ka shaqeynayaan iska horkeenidda bulshooyinka Mulimiinta iyo Kisirtanka dalka Kenya, iydaoo sida booliska Kenya sheegay weerarary kaniisado ku yaalla magaalada Garisa ee gobolka Woqooyi bari oo ay ku geeryoodeen ilaa 17 ruux todobaadkii hore. Alshabaab ayaa waxaa xubno ka ah rag fara badan oo kasoo jeeda Kenya, juwaasoo isugu jira qowmiyadda Soomaalida iyo qowmiyadaha kale ee dalkaas Kenya ku wada noo

COMMENTS