October 15, 2014 | Posted by admin

C9F46F57-6E60-4674-9D3C-9E281ED78AA3_w268_r1_cx0_cy3_cw0
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Ambassador Nikolas Kay ayaa shalay Golaha Amaanka ee qaramada Midoobay uga warbixiyay xaaladda Somalia.

Mr. Kay ayaa ka hadlay howlgaladii ugu dambeeyay ee ay ciidamada dowladda Somalia kuwa amisom kaga qabsadeen al-sbabab deegaano ay horey u hesatay, Khilaafka siyaasadeed ee madaxda Somalia , iyo qorshaha higsiga Somalia ee 2016ka.

Mr, kay ayaa sheegay in weli ay taagantahay baahidii ciidamada Midowga Africa iyo kuwa somalia ay u qabeen dayuuraddo dagaal ama helikobtarro ka taageera howlgalada inta dhiman – isla markaana ilaaliya sahayda iyo jidadka gala dhulka al-shabab laga xureeyay.

Waxa uu sheegay in horumar laga gaaray dhinaca siyaasadda iyo dhismaha nidaamka dowliga ah – oo hadda ay socdaan dib u heshiisiinno iyo dhismaha maalmul goboleedyo ku meel gaar ah. Hase yeeshee loo baahanyahay in bulshada laga wada qeyb geliyo, dumarka iyo dhalinyaraduna ay saami ku yeeshaan dhismaha maamuladda.

Mr. Kay waxa uu sheegay in Somalia ay u baahantahay in la dedejiyo laba arimood dhismaha Guddiga Qaran ee Madaxa banaan ee doorashada iyo guddiga arimaha Federalka iyo xuduudaha.

Waxa uu ugu baaqay dowladda Federalka iyo baarlamanka inay sameeyaan qabanqaabada howlaha looga baahanyahay.

Mr. Kay waxa uu sheegay inuu welwel ka qabo halista ay Somalia mar walba ugu jirto khilaaf sayaasadeed oo ka dhex aloosma madaxda dalka.

Mr. Kay waxa uu ugu baaqay hay’adaha siyaasadeed ee dalka, oo uu ku jiro baalamanka inay xoogga saaraan shaqada deg degga ah ee hortaala ee dhismaha hay’adaha qaran iyo hanaanka dhabaha loogu xaarayo – nabad waarta, xasilooni iyo dib u heshiisiin dhab ah.

Waxa uu sheegay in booqashadii taariikhiga aheyd ee xubno ka socday golaha amaanka ee qaramada Midoobay ay ku tageen Muqdisho bishii August ay tusaale u aheyd sida beesha caalmaku ay uga go’antahay wax ka qabashada Somalia, horumarka oo la sii xajiyana loo baahanyahay.

Mr. ayaa sheegay in Somalia ay tahay dal ka soo baxaya dhibaato iyo bur bur, rajadu ay fiicantahay laakiin caqabaduhuna weli ay horyaalaan.

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Ambassador Nikolas Ka, ayaa in si deg deg ah looga baahanyahay dowladda Federalka Somalia iyo saaxibada caalamiga ah inay ka wada shaqeeyaan taaba gelinta amaanka, horumarinta, siyaasadda iyo howlaha bani aadnimo ee Somalia.

Mr. Kay waxa uu yiri si arintaa loo xaqiijiyo waxaa lagama maarmaan ah aragti mideysan, iyo iyadoo meel ay uga soo wada jeestaan siyaasiyiinta Soomaaliyeed iyo hogaamiyeyaashooda, sidii isbedelka socda loo xoojin lahaa.

COMMENTS
  1. click here said:

    2017 is a ridiculously long time to fulfill this important promise. what may seem like an inconvenience to you, or slightly more expensive, is nothing compared to what is going on in our world because of our widespread use of plastics. I can assure you I will tell everyone i know, and everyone i don’t know that can hear me, that you continue to have this as part of your product when asked to eliminate it….and that other companies have changed more rapidly. the financial pain you save by not moving more quickly will undoubtedly be outweighed by the losses when people choose to not use your product because of the environmental harm you are not trying to urgently change.

  2. I just want to say I’m new to weblog and honestly savored you’re web site. Likely I’m planning to bookmark your blog post . You certainly have really good posts. Cheers for revealing your blog site.

  3. Good info and right to the point. I don’t know if this is really the best place to ask but do you guys have any thoughts on where to employ some professional writers? Thanks

  4. Hands down, Apple’s app store wins by a mile. It’s a huge selection of all sorts of apps vs a rather sad selection of a handful for Zune. Microsoft has plans, especially in the realm of games, but I’m not sure I’d want to bet on the future if this aspect is important to you. The iPod is a much better choice in that case.

  5. Kasi Lugar said:

    59887 881646Wow, superb weblog structure! How long have you been blogging for? you make blogging glance effortless. The total appear of your internet internet site is exceptional, neatly as the content material material! 950654

  6. Good article, thanks. I merely shown interest in your web site rss.