January 9, 2018 | Posted by admin

Munaasabada xeritaanka kalfadhiga 2aad ee Xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa Hada Ka soconaysa Magaalada Muqdisho.

Xaflada Xiritaanka Kalfadhiga Labaad ee Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Caawa La soo xirayaa, Waxaana Xaflada Xiritaanka Caawa Ka qayb Gelaya Madax sar sare oo ka Mid yahay Ra”isul Wasaare Khayre iyo Xubna Kale oo Dowlada Ka Tirsan sida Xildhibaano iyo Wasiiro.

Amaanka Xarunta Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa Si Weyn Loo adkeeyay Waxaana Caawa La soo xirayaa Kal-fadhiga Labaad ee Golaha Aqalka Sare ee Dalka.

COMMENTS