October 19, 2016 | Posted by admin

Magaalooyinka Baydhabo kismaayo iyo garoowe oo xaruma ukala ah maamulada konfur galbeed jubaland iyo puntland ayaa waxaa hada ka soconaya doorashada Xubnaha aqalka sare waxaana la sheegayaa in xubnaha usharaxan aqalka sare ay aad ugu har damayaan Halkaasi.

Maamulka Konfur galbeed ayaa shaaciyay in c/kaafi macalin xasan. uu noqtay qofkii ugu horeeyay ee ku guulaastay Masuulka ka mid noqday aqalka sare ee Maamulka Konfur galbeed.

Maamulada puntaland iyo Jubaland wixi ma aysan shaacin xubnaha usoo baxay aqalka sare.

La soco faah faahinta iyo wixii soo kordha in shaa allaah.

Maxamed daacad Muqdisho,

COMMENTS