July 8, 2014 | Posted by admin

Jabhadda Mombasa Republican Council ee ka dhisan gobolka xeebta ee Kenya ayaa beenisey inay ka dambeysey weeraradii dhowaan ka dhacay degaanno hoos yimaadda gobolkaasi oo ilaa 29 qof ay ku dhinteen.

Ciidamada booliska ayaa sheegay in maliishiyada ururkaasi ay ka dambeeyeen weerarkaasi dhacay maalintii Sabtida.

Jabhadda MRC ayaa sheegtey inaaney marnaba qorshaha ugu jirin inay hadafkeeda xoog ku gaarto.

COMMENTS