November 22, 2012 | Posted by admin
INAA LILAAHI WA INAA LILAAHI RAAJICUUN.
Jaaliada Mudulood ee ku nool wadanka  Edmonton, Alberta,Canada. Waxay tacsi TIIRAANYO LEH u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Gudoomiyihi hore ee Gobolka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho marxuum Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho bisha November 15-2012.
Waxaana si heer sare ah oo qaranimo loogu duugay qabuuraha reer Shiikh Suufi, oo ku tiilay Wartii Nabada (hore loogu yaqaanay Wardhiigley). Jaaliyada Mudulood ee ku nool Edmonton,wadanka Canada, Waxeey marxuunka ilaahay uga baryayaan in inuu ka waraabiyo Janatul Firdowsa, qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN AMIN.
AAMIIN. LIISKA MUDULOOD.
Muxamuud hasan (Baraawi).
Muxamed Ibraahim Muxamuud Baadiyow(Gureey).
Hasan Cumar Madoobe.
Cabdirashiid Huseen.
Cabdiyare.
Abdiwahab sheikh Cumar.
Bashiir shiikhCali.
Abdullcaziiz Abdull.
Yusuf Dhagafiiq.
Yaasiin Wardheere.
Yusuf Cabdi Gare.
Hasan Buraale.
Shiikh Cali Dufle.
Said Sudi.
Said Jimcaale.
Hasan M. Yare.
Muhyadiin shiikh H.
Muhyadiin Sharib.
Ali Osman Culusoow.
Muxamed Hussein Dheere.
Mustaf noor Joovane.
Mohamed Ali Mire (Basta).
Muxamed AAjow.
Lamumba Abaana.
Liibaan Abaana.
Hasan M. Dukade (yare).
Hasan raage.
Hasan muudeey.
Hasan Islaw.
Yahye Islaw.
Ali Islaw.
Ali Hasan.
Ali Abaana.
Ahmed Hiraabe.
Abdullaahi Shiikh Axmed.
Abdi Faarax.
Abdulaahi Siraaji.
Abdirizaaq Muse.
Abdullaahi H(Gaal).
Abdirahmaan shiikh Ali.
Abdullaahi Hiloowle.
Cabdirahmaan Joolaal.
Abdulaahi Alasoow.
Abdi Ali Ducaale.
Dhamaan waxa ay leeyihiin AAMIIN. AAMIIN. AAMIIN.
COMMENTS