December 5, 2017 | Posted by admin

Waxaa Maanta la sameeyay Isku Aadka Ciyaaraha Maamul Gobaleedyada dalka ee dhawaan ka dhici doona Muqdisho.

Waxaana La sameeyay Laba Guruub oo ah Kuwa Adag marka la fiiriyo Qaabka isku Aadka.

Halkaan Ka Akhriso Qaabka isku aadka.

Group A:

Banaadir, Galmudug iyo Jubaland.

Group B:

Puntland, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed.

 

” Puntland oo sanadkii hore ku guuleystay tartanka Maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa gashay Group ay malaha dhib badan kala kulmi doonin.

Tartanka ayaa furmi doona Jimaha soo socota oo ay bisha ku beegan tahay 8-da December waxaana lagu furi doonaa Banaadir iyo Jubaland.

Maxamed daacad Muqdisho.

Mxuseen973@gmail.com

 

COMMENTS