December 1, 2016 | Posted by admin

Alshabaab ayaa isgaarsiinta Gobalka Mudug hawada ka saaran shalay waxaanajirta in wili wax ateena ah ama is gaarsiin ah aysan ka jirin Magaalooyinka Hobyo iyo Xarardheere.

Muda laba maalin ah ayaa hawada ay ka maqan tahay ateenka Waxaana dadkii halkaasi ku sugnaa aysan heli karin wax is gaarsiin ah oo dadkaasi ay kuwada xariiraan Maadaama halkaasi uu dagaal ka socdo,

Dagaalka Halkaasi ka socda waxaa uu udhaxeeyaa alshabaab iyo dadka deegaanka waxa uuna dagaalkaasi sababay in Hawada laga saaro isgaar siinta Gobalka Mudug qaybo ka mid ah.

Maxamed Daacad Muqdisho.

COMMENTS