March 16, 2014 | Posted by admin
Waxaa shalay ku Geeriyooday magaalada London Hooyo Caasho Ismaciil
Waxaan Tacsi u direeyna Guddoomiyaha Somali Airlines Mohamud Mohamed Guled iyo dhammaan Reer MOHAMED GULED oo Hooyadood Caasho Ismaciil ku Geeriyootay magaalada LONDON.
Waxaan leenahay Samir iyo Iimaan Alle ha idin ka siiyo Geeridii ku timid, Hooyo Marxuumad Caasho Ismaciil waxaan Eebe uga baryeeyna JANATUL FARDOWSA…AAMIIN-AAMIIN-AAMIIN_
Waxaa Tacsidan dirayo.
- NABADOON AADAN WARDHEERE
- ALI AHMED MOHAMUD “ALI DHEERE”
- ABDIHAKIN ABDULLE MOHAMUD
- ALI AHMED JURURUQ
- DAHIR ABDULLE MOHAMUD
- SACIID MUHUMAD
- ALI ABDULLE MOHAMUD
- BURHAAN DHEERE
- SAYID-ALI HAJI ELMI
- DALMAR CADOW RAAGE
- BASHIIR HASSAN SHEIKH
- ABDULLAHI HASSAN SHEIKH
- SHARMA’ARKE SANDHEERE
- TURJAC HASSAN SHEIKH
- DA’UD HAJI ELMI
- ALI HASSAN AHMED
- HUSSEIN JIMALE OSOBLE
- ABDULLAHI ALASOW ASIR
- ABDULLAHI ALI OMAR
- ALI HILOWLE GA’AL
- ABDULLAHI MOHAMUD GA’AL
- AHMED OSMAN HUSSEIN
- OSMAN MOHAMUD NUR
- AHMED ALI JIMALE
- ANAB MOHAMED AHMED IYO ODAYGEEDA
- Dr. ISMA’IL HUSSEIN KULMIE IYO XAASKIISA
- Dr. SHARAF HUSSEIN KULMIE IYO XAASKIISA
- HASSAN OMAR MOHAMED
- AHMED HASSAN OMAR
- ABDI-ALAS ABUKAR ROBLE
- SA’ID ELMI GURAD
- ISSE MA’ALIN HASSAN.
- ABUKAR HASSAN FIDOW.
- BASHIR HAJI IMAN.
- ABDULKADIR ISAQ WEHELIYE.
- YASIN MOHAMUD SHEIKH.
- MUKHTAR AHMED MOHAMUD “KATITOW” iyo Xaaskiisa
- AHMEDNUR ELMI SHEIKH
- EYDARUS ELMI SHEIKH
- MOHAMED HUSSEIN SALAH IYO XAASKIISA
- ABDIGANI HASSAN ALLASOW “DIIKAX”
- DAYIB MOHAMUD SHEIKH.
- AHMED OMAR SHEIKH.
- ALI OMAR SHEIKH..
- ABDINASTEH MOHAMUD SHEIKH.
- ABDIRIZAK MOHAMUD SHEIKH.
- ZEYNAB ELMI SHEIKH.
- HAWO ABDINUR MOHAMED.
- ZAHRO ELMI SHEIKH
- AMINO MOHAMUD SHEIKH.
- ISTAHIL MOHAMUD SHEIKH.
- BINTI HASSAN SHEIKH
- KHADRO ELMI SHEIKH.
- HALIMO SHIRE SHEIKH
- KAAHO SHIRE SHEIKH
- KHADAR MAXAMED MIRE IYO ODAYGEEDA.
- ABDULAZIZ ELMI SHEIKH
Dhamaan madaxda iyo shaqaalaha shabakada duhur.com waxaan leenahay ilaaheey samir iyo iimaan hanaga wada siiyo Janadii fardowzana haka waraabiyo Hooyo Caasho Ismaaciil.
Dhamaan qoyskeeda, asxaabteeda iyo ehelkeedaba samir iyo Iimaan allaha ka siiyo…..AAMIIN…AAMIIN…AAMIIN
NORTH AMERICA DUHUR MEDIA
COMMENTS