September 14, 2014 | Posted by admin

Ilaalada gudoomiyaha gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa manta isku rasaaseeyey Isgoyska Sanca ee degmada Kaaraan, halkaasoo uu ku yaallo guriga Jen. Muungaab.

Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii muran soo kala dhex galay ilaaladaas, waxaana goobjoogayaal sheegeen iney arkeen qof ka mid ah ilaalada oo halkaas ku dhintay.

Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya inuu hal qof oo rayid ah uu ku dhaawacmay iska horimaadkaas, mana jiro wax war ah oo kazoo baxay maamulka gobolka.

Jen. Muungaab ayaa oo maalmahan ku maqnaa dalka Turkiga ayaa kusoo laabtay Muqdisho kadib markii ilaaladiisu daaalameen.

COMMENTS
  1. You really make it seem so easy with your presentation but I find this topic to be really something which I think I would never understand. It seems too complex and extremely broad for me. I’m looking forward for your next post, I’ll try to get the hang of it!

  2. Very nice post. I just stumbled upon your weblog and wanted to say that I’ve truly enjoyed browsing your blog posts. After all I will be subscribing to your rss feed and I hope you write again soon!

  3. Hi, i think that i saw you visited my blog thus i came to “return the favor”.I am attempting to find things to enhance my site!I suppose its ok to use some of your ideas!!