March 15, 2017 | Posted by admin

Howlgalka Ciidamada dowlada soomaaliya ay ka sameeyeen Magaalada Beledwayne ee Gobalka Hiiraan ayaa waxa uu yahay Mid lagu xaqeejinayo Amniga Gobalka Hiiraan Gaar ahaan Beledwayne.

Laamaha amniga Beledwayne ayaa sheegaya in ay Xiligaan ay Qorsheenayaan in ay Sugaan amniga islamarkaana ay xaqeejinayaa Amniga Magaaladaasi.

Ciidamada ayaa Guri Guri ubaaraya Goobaha ay ka shakiyaan waxa ayna Xuseen in ay sii wadi doonaan Howlgalka ay wadaan Magaalada Beledwayne.

Howlgalkaan ayaa imaanaya Xili Dhawaan Madaxwaynaha Maamulak HirShabeelle uu ku dhawaaqay in alshabaab laga saarayo deegaanada Maamulkaasi uu ka arimiyo.

La soco faah faahinta.
Maxamed Daacad Muqdisho.
[email protected].

COMMENTS