May 26, 2017 | Posted by admin

ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa Maanta Howlgala adag ka wada magaalada Muqdisho.

Howlgalka ay wadaan Ciidamada Amaanka Dalka ayaa wada. Ciidamada Gaarka ah we Dowlada.

Howlgalka ayaa waxaa uu ka socdaa degmooyinka kaaraan yashqiid iyo Hiliwaa.

Sidoo kale Ciidamada ayaa Xoogooda Baaritaana ka wada Xaafadaha jamhuuriye iyo xaafadaha Ku teedsan.

Lama oga Xooga Howlgalka waxaana uu Ku saabsan yahay.

COMMENTS