January 27, 2013 | Posted by admin

Magaalada Muqdisho ayaa caadiyan waxaa joogto ka noqday Howlgalada Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay ku baacsanayaan Al-shabaab maanta Mid lami kaas ayaa dhacay.

Sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno degmada Hodan Howlgal lagusoo qab qabtay ilaa 200,oo ruux ayaa saaka Ciidamada Dowladda qeybahooda kala duwan ay ka sameeyeen xaafada ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir

Goob joogayaal ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay bartilaameed ka dhiganayeen rag ka tirsan Al-shabaab.

Dadkaan Tirada badan ayaa waxaa lagu daad gureeyay gawaari waa weyn oo Dowlada ay leedahay

COMMENTS