September 16, 2017 | Posted by admin

Hoolka ay ka socoto Doorashada madaxwaynaha Hirshabeelle ayaa waxaa ka maqan Korontadii iyadoona aan la ogeen sababta keentay ciladaas.

Hasa yeeshee Xubna ka tirsan Guddiga Doorashada Hirshabeelle iyo Kan Maamulka ayaa sheegay in Korontada loo demiyay Fiilo Dab ka kacay,

Wili ma aanan la sameen Korontada waxaana Socota Doorashada, waxaana dhici karta in uu ka dhaco Muran xoogan.

La soco Faah faahinta

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS