July 24, 2017 | Posted by admin

Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeele oo ku taariiqeysan maanta oo ah 24ka July 2017 ayaa lagu sheegay in cabashooyin dhinaca garsoorka ka jira awgeed,madaxweynahahana uu la tashtay wasiirka diinta iyo owqaadta uu go’aansaday inuu dhiso Maxkamadaha Shareecada Islaamka iyo racfaanka waxaana wareegtadan lagu sheegay guddoomiyaasha,gudoomiye ku xigeenada iyo garsoorka maxkamadahan.

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa loo magacabay  Sheekh Ibraahim Xassan Cali,halka Guddoomiyaha Maxkamada degmada Baladweyne loo magacabay sheekh Rooble Yuusuf Nuur.

Halkan hoose ka aqriso wareegtada Madaxweynaha Hirshabelle.
maxkamad-791x1024-768x994maxkka-791x1024-768x994

COMMENTS