January 8, 2018 | Posted by admin

Hay’ada Nabad sugida  iyo Surdoonka Qaran Soomaaliya ayaa Maanta u Dabaal Dagaysa sanad Guuradii 48 aad ee ka soo Wareegtay Markii La Aas aasay.

Munaasabada Dabaal dega ayaa Hada Ka soconaysa Muqdisho, Waxaana Ka qayb gelaya Madax Kala duwan.

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed.

Hey,adda Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa La Aas aasay 48 Sana Ka Hor Waxaana Lagu qabanayaa Dabaal dega Xarunta Habar Qadiija ee degmada Shibis.

COMMENTS