October 16, 2017 | Posted by admin

Hormuud Foundation oo maanta Deeq Lacageed gaarsiisay Bukaanadii wax ku noqday weerarka Sabtidii ka dhacay Magaalada Muqdisho, Iyo Kuwa kale oo isbitaalada Jiifay.

Masuuliyiinta Hormuud Foundation ayaa dhamman Bukaanada Isbitaalada Madiina iyo Digfeer ee Magaalada Muqdisho guddoonsiiyay Min 100 dollar oo kaash ah.

Deeqdaas ayaa ku kacday Lacag dhan 50 Kun dollar oo Kaash ah.

COMMENTS