November 17, 2012 | Posted by admin

Dhamaan madaxda iyo shaqaalaha shabakada duhur.com waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Jabriil Abshir Jarafle iyo Fowsia Sheikh Abdi oo wiil ugu dhashay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota maalintii Arbacada ee Taariikhdu ahayd 11/14/2012 wiilkaas oo loo bixiyay Sharma’arke Jabril Abshir waxaan lee nahay soo barbaar noqo kii dalkiisa iyo diintiisa anfaca…Aamiin..Aamiin..Aamiin.

NORTH AMERICA DUHUR MEDIA

MUKTAR KATIITOW

COMMENTS