December 24, 2012 | Posted by admin

Dhamaan madaxda iyo shaqaalaha shabakada duhur.com waxaan hambalyo iyo bogaadin hawada u marinaynaa Arooska iyo Aroosada Cabdirahman Mohamud cagarwayne iyo Faadumo Ceydaruus Cilmi aqalgalkoda ka dhacay dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada Birmingham. Waxaan leenahay kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano….Aaamiin….Aamiin….Aaamiin.

Sidoo kale, waxaa Hambalyo diraya.

  • Mohamed Nuur
  • Khadro Qasim
  • Dhamaan reer Cagaarwayne oo dhan iyo
  • Dhamaan reer Cilmi oo dhan

Waxay lee yihiin noqda kuwii guurkooda ku waara oo kala hela wiil iyo caano, Gabar iyo caano….Aaamiin….Aamiin…Aaamiiin.

NORTH AMERICA DUHUR MEDIA

MUKTAR KATIITOW

COMMENTS