May 26, 2017 | Posted by admin

Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhamaan Umada Soomaaliyeed Meel kastood Joogtaan Ramadaan Kariim.

Waxaa Caawa Curatay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Laga arkay Gooba Fara badan oo dalka Ka tirsan.

Goobaha laga arkay waxaa ka mid ah Puntland Galmudug iyo Hirshabeelle qaybo ka mid ah.

Dowlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Caawa in ay Tahay Maalinta Birita ah Maalinta Koowaad ee Ramadaanka.

Umada Soomaaliyeed ayaa Biri soomaya Maalinta Koowaad ee Bisha Soon.

 

COMMENTS