January 28, 2015 | Posted by admin

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke ayaa xalay ku dhawaaqay Golaha Wasiirada, kadib wadatashi uu la yeeshay madaxweynaha, gudoonka baarlamaanka, xildhiibanada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, Golahaan Wasiirada ayaa waxay ka kooban yihiin 20 wasiir, iyadoo si dib laga soo magacaabayo Wasiiro Ku-xigeenada iyo Wasiiro Dowlayaasha.

Beesha Dir:
1-Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga (Isaaq ,Habar Awa)
2-Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta (Dir,Biyo Maa)
3- Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda (Dir ,Gadabuursi)
4- Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka (Isaaq ,Habaryoonis)

Beesha Shanaad:
1-Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha (Jareerweyne)
2-Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha (Tumaal)
3-Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda (Reer Awxasan)
4-Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa (Meheeri,Carab Saalax)

Beesha Hawiye:

1-Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalk(Habar Gidir)
2-Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga(Murusade)
3-Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda (Gaal Jecel)
4-Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga(Xawaadle)

Beesha Daarood:
1-Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga (Mareexaan)
2-Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta(Ogaadayn)
3-Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada(Dhul Bahante)
4- Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada (Leelkase)

Besha Digil/Mirifle:
1-Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda(Raxanweyn,Disoow)
2-Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beerah(Raxwayn)
3-Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka(Raxanwayn Hadamo)
4Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska(Digil,Gelledi)

COMMENTS