April 15, 2017 | Posted by admin

Dhaqaatiir iyo aqoonyahano badan ayaa
u digay dadka wata Telefoonada cusub
ee gacanta gaar ahaan kuwa xiran
Saacadaha iyo Takiinada dhuunto lagu
xirto .
Wiley Day oo 32 jir ah una dhashay
dalka Mareeykanka ayaa noqday
dhibanihii ugu dambeeyay ee dhaawac
halis ah uu ka soo gaaray digniinta
nuucaan ah .
Dadka xiran Saacadaha iyo Takiinada
ayaa marka ay telfoonka gacanta dabka
galiyaan , ka dibna ku sheekeeystaan
waxaa halkaas ka dhasha koronto Maaso
ah taas oo qof kaste halis galineysa
nafsadiisa .
Arintaan cusub ayaa waxaa u dhintay
dad fara badan balse shirkadaha iska leh
Mobila-da qaaliga ah ayaa ku eedeeyay
in masuuliyada ay leeyihiin dadka
Telfoonka ku sheekeysta xiliga
Korontada ama dabka uu ku socda
waliba awooda korantada geeya meel
sare.

COMMENTS