January 22, 2017 | Posted by admin

aqalka sare

Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoonka aqalka sare ee soomaaliya oo ay ku loo lamayaan Xubna gaaraya 16 kuwaas oo uwada sharaxan Gudoonka iyo Ku xigeenadiisa.

Xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa shalay Khud-badaha Musharaxnimada ka dhagaystay Xubnha utar tamya aqalka sare ee soomaaliya waxaana maanta lagu dooran doonaa Muqdisho.

Gudoonka waxaa usharaxan laba Musharax kuwaas oo kala ah Cabdi xaashi Cabdullaahi oo ahaa Madaxii warfaafinta ee Baarlamaanka 9 aad

iyo Mustafa Maxamuud Qobax oo asna ahaa Xog-hayihii Hore ee Xisbigii wadane ee Soomaaliland.

Xubnaha kale ayaa gaaraya 14 xubnood kuwaas oo u kala tarmaya Gudoonka Kowaad iyo labaad waana min todoba Xubnood.

Maxamed Daacad Muqdisho.

[email protected]

COMMENTS