February 13, 2018 | Posted by admin

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho eng C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa Maanta dhagax dhigay Xarunta Degmada Yaaqshid ee Gobalka Banaadir.

Yariisoow ayaa Sheegay in Dhismaha Degmada Loogu Talagalay in Loo dhiso Hab Casri ah , islamarkaana Wax Laga Bedeli doono Dhismaha Xarunta Degmada Yaaqshiid.

“Maanta waxaan dhagax-gnay xarunta Degmada Yaqshid oo xafiisyo casri ah laga dhisi doono. Maamulka G/Benadir waxaa ka go’an in dib loo dhiso hay’adihii u adeegi lahaa bulshada, Sidaas Waxaa Yiri Duqqa Muqdisho.

Dhagax Dhiga Maanta Lagu sameeyay Xarunta Degmada Yaaqshiid ayaa ah, Kii Sadaxaad oo Sameeyay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir, Eng Yariisoow
FB_IMG_1518518917635

COMMENTS