April 14, 2017 | Posted by admin

Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Gurigiisa Ku Booqday Gudoomiyaha Xilka Kasii Dagaaya Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale”Madaale.

Kulanka Wuxuuna Ahaa Kulan Sharafeed Mahacelin Iyo Isku Hambalyeyn Guul ku aadan Wax qabadka Gudoomiyihii Hore ee Gobalka banadir islamarkaanka aan Wili Xilka Wareejin Wax yaabaha uu qabtay.

Gudoomiyaha Cusub ayaa ku amaanay Shiikh Yuusuf Madaale Wax qabadka Muuqda ee uu ka sameeyay Gobalka Banaadir Mudada uu Xilka Hayay.

Gudoomiyaha Cusub Mudane Thaabit ayaa laga sugayaa in uu la yimaado Wax qabad Wanaagsan Hadii uu Mar xilka La wareego.
Maxamed daacad Muqdisho.
[email protected].

COMMENTS