April 29, 2017 | Posted by admin

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Ayaa Maanta dhagax dhigay Wado laami ah oo laga Dhisayo Degmada Kaaraan Ee Muqdisho.

Dhismaha wadaan ayaa ah Wadada Laamiga ah ee Ka tagtay Jiira Wacbuudhan islamarkaana dhex maraysa Suuqa Degmada Kaaraan.

Mashruux dhagax dhiga waxaa ka qayb galay xildhibaano Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Odayaal Iyo waxgarad ku sugan Degmad Kaaraan.

Qayb ka mid ah Wadadaan Maanta la dayactiray Waxaa Horay udhisay Gudoomiye Yuusuf xuseen jimcaale Madaale waxuuna dhisay ista udhaxaysa Isgooska Sanca iyo Jiirada oo Maanta Gudoomiyaha Laami kale ka bilaabay.

Halkaan Ka Daawo Sawirada.

FB_IMG_1493464361248FB_IMG_1493464355340FB_IMG_1493464346591FB_IMG_1493464343449

COMMENTS