January 12, 2017 | Posted by admin

baarlamaanka-655x360

Xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya ayaa Maanta dooranaya Xubnaha Gudoomiya Ku xigeenada Kowaad iyo Labaad oo  Maanta ay dooranayaa Xubnaha Golaha Shacabka.

Xubnaha Maanta utartamaya Kursiga Gudoomiye Ku xigeenada Baarlamaanka ayaa gaaraya 16 xildhibaan oo Lix ka mid ah ay utaagan yihiin Tartanka Gudoomiye ku xigeenka Kowaad, waxaana 10 kale ay ku loo lamayaan Kursiga Gudoomiye Ku xigeenka Labaad ee Soomaaliya.

Doorashadii shalay ayaa aheed mid Aad ufudud waxaana maanta la filayaa in ay adag tahay Doorashada Maadaama ay Tirada Masuuliyiinta la dooranayo ay aad ubadan yihiin.

Xubnaha Qaar kood ayaa ka agdhaw Madaxwayne Xasan shiikh Maxamuud waxaana la ogeen cida Maanta ay Codkooda siin doonaan Xildhibaanada Soomaaliya.

Maxamed Daacad Muqdisho.

[email protected]

COMMENTS