May 16, 2017 | Posted by admin

waxaa soo baxaya warar sheegaya in saacadaha soo aadan xilalka laga qaadi doono qaar ka mid ah Gudoomiyasha degmooyinka Gobalka Banaadir.

Warar aan Ka heleen Xarunta Gobalka Banaadir ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobalka Banaadir uu xilalka ka qaadi doono Ilaa iyo Todoba degmo ee Gobalka Banadir.

Sidoo kale warar kale oo aan helnay ayaa sheegaya in Gudoomiyaasha Gobalka ee dhawaan la magacaabi rabo aysan Leheen wax ku xigeena ah.

ilaa iyo 7 Degmo ayaa la sheegayaa in xilalka laga qaadi rabo sida ay inoo xaqeejiyeen Dad ku sugan Xarunta Gobalka Banadir.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS