September 15, 2014 | Posted by admin

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa jawaab ka bixiyey hadal been abuur ah oo si qaldan loo kala jaray kaasi oo xalay lagu baahiyey shabakadaha Internetka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda furitaanka shir weynaha dib u heshiisiinta shacabka ku dhaqan gobollada Koonfur Galbeed oo maanta Baydhabo ka dhacday ayaa yiri “maanta shirkan furmaya aawgiis xalay maxaa la sameeyey ? Websiteyada oo dhan waxaa lasoo geliyey ninkii odayga ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka waa taraaraxay oo Puntland ayuu weeraray, bal amarka Ilaaheey fiiri dulumka iyo daalimiinta waxa ay sameynayaan, 2013 inta anigoo jooga Odayaasha halkan anigoo kula shiraya anigoo idiin qudbeynaya oo hadlaya waatii telefoon la iisoo diray 11kii September 2013 howlgallo laga sameeyey xiligaas Puntland oo la igu yiri hada waxa socota ganacsato la xir xiray “

“taasi waxaan tusaale ugu soo qaatay in idinka nabadii meeshaan laga doonaayey aad hanti weyseen oo aad xasilin weyseen,dadkii idiinka tagayna meel kale ay joogaan , waa la gooyey hadalkeeyga oo dhan Jawaari waxaa la yiri Puntland dadbeey xer xertaa baraha internetka ayaa lasoo geliyey, saakay oo dhan Xildhibaanno ayaa telefoonno iga soo wacayey oo I dhahay Oday waa sidee? Hada inaan dhahay ayaa laga dhigay waana hal sano ka hor mar howlgallo ay socdeen oo aan idinka tusaale ahaan idiinkugu soo qaatay, bal amarka ilaaheey intaas ayaa lasoo geliyey dadkii oo dhan waxey leeyihiin Oday sidaan laguuguma ogaan jirinee” ayuu yiri Gudoomiyaha Baarlamaanka.

“intaas ayaa lasoo geliyey sida ma aragtaa kuwa Kirishtanka ah ee markii qurbaha aad joogto, gaallada muslimiinta lidka ku ah ee qur’aanka wax ka sheegaya aayad ayey ku weeydiinayaan waan idiin sheegayaa tusaale waxaan usoo qaadanayaa :- (
الرِّجَا
قَوَّامُو
عَلَى
النِّسَاءِ )
(AL-RIJAALU QAWAAMUUNA CALA NISAA’I ) hakadka kaliya ayey istaagayaan horey uma soconayaan oo ma dhameystirayaan, tanina taas ayey la mid tahay oo hadalkeeyga lama dhameystirin,waxaan leeyahay Alle ka cabsada saxafiyiinta oo hadalka sida uu yahay usoo daaya maalintaasi waad joogteen” ayuu hadalkiisa kusoo gebagebeeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Muuqaalka Jawaabta Gudoomiyaha Baarlamaanka Hoos Ka Daawo:

//youtu.be/uXALYgXU0K4

COMMENTS
  1. hermes replica medor clutch buy replica birkin bags dubai rccdjiycty

  2. replica birkin bag review hermes replica paypal vibrato nlluhduq

  3. We Will Rock You Tickets Have A Kind of Magic Fans of the group are no longer able to see the original lineup perform, but by buying We Will Rock You tickets, it is possible to experience these songs in a live setting once again. There is something magical about being in the audience of a live performance of songs you know and love and this is something that the We Will Rock You show provides for everyone that is in the audience. In fact, it would be easy to say that We Will Rock You tickets have ‘a kind of magic’ which enables people to see and hear these songs once again in theatrical fashion! The sad and untimely passing of Freddie Mercury robbed the showbiz world of one of its most enigmatic performers and there is no doubt that the frontman would have been tickled at the thought of his music forming the basis for a stageshow. There were few performers who could put on a better show than Freddie Mercury and this show acts as a lasting tribute to his majesty on stage. It is not as though the music of Queen was all about one man though, as Brian May, Roger Taylor and John Deacon were all involved in creating the songs that people love! Brian May and Roger Taylor are also heavily involved in the creation of the We Will Rock You stage show and it was their dream and perseverance that has led to the show being such a major hit today, all around the world. No matter where it is performed, We Will Rock You tickets are always in high demand, indicating the popularity of the show and the songs on offer. There is a great excitement about going to the theatre for a show but not everyone enjoys this form of entertainment. Some people instinctively think that the theatre is boring and dull but then a show like We Will Rock You comes along to change people’s perceptions. There are many great shows of a classical style to enjoy but people who prefer their musicals to be more lively and modern; this is the type of show that will appeal. We Will Rock You tickets have helped modernise the theatre for many people, giving them the chance to see a musical that they will enjoy. We Will Rock You tickets have been selling to such a wide audience; it is an indication that musical theatre can be enjoyed by everyone. The mass popularity of Queen no doubt plays a big role in so many people being desperate to snap up tickets but it does indicate that people will give the theatre a try if they think they will like it. The mixture of plotline and music works so well, it is no wonder that many people start to develop a wider appreciation of stage shows after witnessing We Will Rock You. Ensure that your time in London is as exciting, enjoyable and productive as possible. To get more information, please visit our website at bmyconciergem

  4. quality replica hermes hermes bag good replica wholesale zgykival