August 16, 2017 | Posted by admin

Kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle Ee Maanta ku yeesheen Magaalada jowhar waxaa shir gudoomiyay Gudoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Waxaa soo xaadiray 87 xildhibaan Waxaana lagu dhawaaqay tirada ay noqonayaan Gudigii Doorshada oo ah 9 xubnood.

Intaas kadib Baarlamaanka Waxaa horyimid tiro Xilibaano ah oo Horay Utaageersanaa  Madaxweynihii Xilka Laga qaaday ee  Cali Cosoble Iyagoo Cafis Weydiistay Baarlamaanka.

Masuuliyiinta Dowlada iyo Shacabka Hir-Shabeelle Waxayna Cadeeyeen in Fowdo ay ka ahayd xiligaan ay doonayaan in la sii wado wadashaeenta Xildhibaanada Dowlad Gobaeedka Hirshabeelle.

Dhinaca kale, Madaxweynihii hore Cali Cosoble, waxaa uu joogaa Jowhar isaga oo weli sheeganaya in uu yahay madaxweynaha maamulka.

HALKAAN KA DAAWO.

 

COMMENTS