August 29, 2016 | Posted by daacad yare

HM__Cadadadokulan maanta ay sheegeen golaha wasiirada Galmudug ayay kasoo saareen warsaxaafadeed iyagoona wasiirada kulankooda diirada kusaaray arimo dhowra.#

Golaha Wasiirad Galmudgu aya Ka Hadlay Sidoo kale Warar ka soo Baxay Puntland ee ku adan joojinta Baabuurta Gadiidka ka imaanaya Koonfurta Somaliya  iyo arimo ay ka mid yihiin Heshiiskii Galmudug iyo puntland

Golaha wasiirada Galmudu aya isku raacay in Nabada Gaalkacyo iyo heshiiska ay hortaagan yihin Puntland waxana ay ugu baaqeen in nabada Gobalka laga wada shaqeeyo

Halkan Hoose ka Dowload Garayso iyadoo PDF ah War-Saxaafadeedka.

 

COMMENTS