February 11, 2018 | Posted by admin

Golaha Amniga Qaranka oo dhawaan Shir Uga Socday Magaalada Muqdisho ayaa Isku Raacay in Cidamada Boliiska Iyo Daraawiishta ee Dowlad Gobaleedyada la Hoos Geeyo Taliska Boliiska Soomaaliya.

Hubna Maamul Gobaleedyada Dalka ayaa Shirkooda Diirada Ku saaray in Loo baahan yahay in la Mideeyo Ciidamada Boliiska iyo Daraawiishta Maamul Gobaleedyada, si ay Hoos Tagaan Taliska Boliiska Soomaaliya.

Sidoo Kale Waxaa Shirka Looga Heshiisyay in La xoojiyo Arimaha Ku saabsan Isku dhafka Ciidamada.

“Waxaa In Sadaxdii Isbuucba ay Mar Kulmaan Guddiga Isku dhafka Ciidamada Qalabka Sida ee Dowlada Soomaaliya, Sidaas ayaa Lagu Yiri Warka Ku saabsan Ciidamada.

Si Kastaba ha ahaatee Arintaan ayaa imaanaysa Xili 6 Bishaan Shirka Golaha Amniga uu Ka Furmay Muqdisho uga Furmay Madaxda Maamul Gobaleedyada, iyo Madaxda Dowlada Dhaxe

COMMENTS