January 11, 2017 | Posted by admin

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed  ayaa Magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Galgaduud waxaana loo Magacaabay Maxamed Cali Cilmi u oo Noqonaya Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud.

Xuseen Cali Wehliye ayaa horey u ahaa Guddoomiyahii Gobolka Galgaduud waxaana Hada Bedelaya Maxamed Cali Cilmi.

Halkaan Ka Daawo.

wareegto

COMMENTS