August 31, 2022 | Posted by admin

Saaka waxaa xiran Qeybo kamida suuqa bakaaraha gaar ahaan qeybaha Bagaashka iyo Daawada, Ganacsatada oo aanan irdaha saaka furin ayaa sheegay in lacago farabadan oo ay ku soo rogeen Dagaalamayasha Daacish

Ganacsatada ayaa Sheegay in ay ganacsigooda ay u xireen dhaqaala lagu soo rogay oo aad u Farabadan iyo amarka Kooxda Daacish ka yimid awgeed ay u xireen goobohoda ganacsi

Suuqa Bakaaraha Marar badan ayaa la xiray ka dib amaro la dul-dhigay Ganacsatada Suuqa Bakaaraha

COMMENTS