Duhur

Radical U.S. Muslims Little Threat, Study Says
WASHINGTON — A feared wave of homegrown terrorism by radicalized Muslim Americans has not materialized, with plots and arrests dropping sharply over the two years since an unusual peak in 2009, according to a new study by a North Carolina research group.

The study, to be released on Wednesday, found that 20 Muslim Americans were charged in violent plots or attacks in 2011, down from 26 in 2010 and a spike of 47 in 2009.

Charles Kurzman, the author of the report for the Triangle Center on Terrorism and Homeland Security, called terrorism by Muslim Americans “a minuscule threat to public safety.” Of about 14,000 murders in the United States last year, not a single one resulted from Islamic extremism, said Mr. Kurzman, a professor of sociology at the University of North Carolina.

The report also found that no single ethnic group predominated among Muslims charged in terrorism cases last year — six were of Arab ancestry, five were white, three were African-American and two were Iranian, Mr. Kurzman said. That pattern of ethnic diversity has held for those arrested since Sept. 11, 2001, he said.

Forty percent of those charged in 2011 were converts to Islam, Mr. Kurzman found, slightly higher than the 35 percent of those charged since the 2001 attacks. His new report is based on the continuation of research he conducted for a book he published last year, “The Missing Martyrs: Why There Are So Few Muslim Terrorists.”

The decline in cases since 2009 has come as a relief to law enforcement and counterterrorism officials. In that year, the authorities were surprised by a series of terrorist plots or attacks, including the killing of 13 people at Fort Hood, Tex., by an Army psychiatrist who had embraced radical Islam, Maj. Nidal Hasan.

The upsurge in domestic plots two years ago prompted some scholars of violent extremism to question the conventional wisdom that Muslims in the United States, with higher levels of education and income than the average American, were not susceptible to the message of Al Qaeda.

Concerns grew after the May 2010 arrest of Faisal Shahzad, a naturalized American citizen, for trying to blow up a sport utility vehicle in Times Square. Mr. Shahzad had worked as a financial analyst and seemed thoroughly assimilated. In a dramatic courtroom speech after pleading guilty, he blamed American military action in Muslim countries for his militancy.

The string of cases fueled wide and often contentious discussion of the danger of radicalization among American Muslims, including Congressional hearings led by Representative Peter T. King, a Long Island Republican and chairman of the House Committee on Homeland Security.

But the number of cases declined, returning to the rough average of about 20 Muslim Americans accused of extremist violence per year that has prevailed since the 2001 attacks, with 193 people in that category over the decade. By Mr. Kurzman’s count, 462 other Muslim Americans have been charged since 2001 for nonviolent crimes in support of terrorism, including financing and making false statements.

The 2011 cases include just one actual series of attacks, which caused no injuries, involving rifle shots fired late at night at military buildings in Northern Virginia. A former Marine Corps reservist, Yonathan Melaku, pleaded guilty in the case last month in an agreement that calls for a 25-year prison sentence.

Other plots unearthed by law enforcement last year and listed in Mr. Kurzman’s report included a suspected Iranian plan to assassinate the Saudi ambassador to the United States, a scheme to attack a Shiite mosque in Michigan and another to blow up synagogues, churches and the Empire State Building.

“Fortunately, very few of these people are competent and very few get to the stage of preparing an attack without coming to the attention of the authorities,” Mr. Kurzman said.

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Kenya oo lawareegay Deegaanka Dalaayad oo 90 km Ujirta Magalada Kismaayo
DUHUR-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada hoose ayaan sheegaya in maanta Ciidamada Kenya iyo kuwa Dowlada KMG ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaano hor leh oo katirsan Gobolkaas kadib dagaal xoogan oo dhacay.

Dagaal xoogan oo ay Maanta Ciidamada Dowlada KMG iyo kuwa Kenya ku qaadeen deegaanka  Dalaayad oo ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab Islamarkaana ay lawareegeen Ciidamadasi Isgarabnayay..

Deegaanka Dalaayad ee maanta lala wareegay ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ujirta ilaa 90 KM Waxaana ay kamid tahay deegaanada difaaca u ah Magaalada Xarunta ah Jubada Hoose oo ay Shabaab ku xoogan yihiin.

Sida laga soo xigtay Dadka deegaanka ciidamada Al-Shabaab ayaa deegaanka kula dagaalamay Ciidamada Kenya iyo Ciidamada Dowlada kahor inta aan lagala wareegin.

Wararkii Ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Ciidamada isgarabsanaya ay haatan kusugan yihiin deegaanka ay la wareegeen, halkaasna wali laga dareemayo xiisado colaadeed oo udhaxaysa Shabaab iyo Ciidamada Kenya iyo kuwa Dowlada.

Waxaa Caawa Degan xaalada Deegaankasi oo Maanta ay lawareegen Ciidamada Kenya iyo Dowlada Walow ladareemayao Xiisado Dagaal.

Al-Shabaab ayaa dhawaanahan waxaa lagala wareegay deegaano badan oo kuyaaal Gobolka Jubada Hoose, Waxaana ugu danbeeyay Magaalada Badhaadhe iyadoo ay isaga baxeen deegaanka Kudhaa oo ku xeeran Magaalada Kismaayo.

Afhayeenka Kenya Emanuel Chir Chir ayaa sheegay in ay ku wajahan yihiin Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose halkaas oo ah xarunta ugu xoogan ee ay Shabaab ku leeyihiin fariisinka.

Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay in marnaba uusan wanaagsanaan Doonin xirirrka Dowlada Talyaaniga kala dhaxeeya ilaa inta Dadka Soomaaliyeed ay ku dhibaatoonayaan wadankaasi talyaaniga
DUHUR-Ra’iisal-wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Maxamed Cali Gaas oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho kaddib Safaro uu ku soo kala bixiyey Dalalka Talyaaniga, Kenya iyo Jabuuti ayaa sheegay in marnaba uusan wanaagsanaan doonin xiriirka Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga tan iyo inta Dadka Soomaaliyeed ay ku dhibaatoonayaan Wadanka Talyaaniga.

Wuxuu intaa ku daray Ra’iisal-wasaare C/wali Maxamed Cali Gaas in Dowladda Talyaaniga ay kala hadleen sidii dadka Soomaalida ee tahriibka ku galaya Dalkaasi ay il gooni ah ugu eegi lahayd.

C/wali Maxamed Cali Gaas Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in marnaba aysan is qaadanayn in shacabka Soomaaliyeed ay ku dhibtoodaan wadanka Talyaaniga iyo in uu wanaagsanaado xiriirka labada Dalka, sheegayna in ay wadankaasi kula soo kulmeen dad Soomaaliyeed oo dhibaataysan.

“Dowladda Talyaaniga waan kala hadalnay ajandayaashii aan ka hadlay ka mid ahayd dhibta dadkaas Soomaalida ah inta doomaha qaata xeebaha Talyaaniga ka dagaya, in Dowladda Talyaanigu ay il gaar ah ku fiiriso, sababtoo ah dad Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan Dalkaasi waan soo aragnay, mana anfacayso xiriirka labada wadanna uu wanaagsanaado dadka Soomaaliyeedna ay ku dhibtoodaan Dalka Talyaaniga, dadka Soomaaliyeedna in ay wax la qabato waan kala hadlaynay” ayuu yiri Ra’iisal-wasaare C/wali Cali Gaas.

Tan iyo Markii ay dagaalada ay kaqarxeen Dagalada Dalka Dhalinyaro iyo haween badan ayaa utahriibay Wadamada Qaarada Yurub waxana Dad badan ay kudhinteen Bada liibiya kadib markii ay laqanibmatay Doonidii ay wateen Ama Jiho qaldan ay kabaxday kadib Mudo Maalmo ay iska Dulsabaynayaan Bada Baahi ay udhintaan halka Mararka Qaar ay ugurmadaan Maraankibta Dowlada Taliyaaniga ee Xeebaha ilaaliya.

Haladka Ra’iisal-wasaare Gaas ayaa imaanaya xilli uu Dalka Talyaaniga kulamo kula soo qaatay Ra’iisal-wasaaraha Dalkaas, wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga, wasiirka difaaca Talyaaniga iyo kuwo kale oo uu sheegay in dhammaantood ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ugu weyn tahay Xaaladda wadanka Soomaaliya.

Safaaradda Turkiga Ee Soomaaliya Oo Beenisay Raashin Dhacay Turkiga Uu Keeneyn Soomaaliya
DUHUR-Muqdisho - Ka dib markii dhawaanahan Idaacadda ku hadasha Afka Al-Shabaab ee Adulus ay sii deysay war ku saabsan dowladda Turkiga in ay soomaaliya keentay raashin dhacay ayaa waxa hadalkaas ka hadlay wakiilka Turkiga u joogo Soomaaliya Jaamalatin  Kaani Turan

Shir jaraa’id oo u qabtay magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay warkaas in uu  yahay mid been abuur ah oo aan laheyn sal iyp baar toona,

Danjire Kaani ayaa tilmaamay in hey’adda Bisha Cas ee Turkiga ay Raashiin gaarsiisay gobollada koonfureed ee Soomaaliya halkaas oo ay ka arrimiyaan Al-Shabaab wuxuuna sheegay raashinka halkaas ay geeyeen in uu ah mid aan dhicin

“Annaga raashinka aan keenay Soomaaliya ee aan siinay walaalaheyn soomaalida waa raashin waqtigiisa watta oo aan dhicin sidaa daraadeed warkaas ma ahan mid xaqiiqo ah waa mid ah khalad ah” ayuu yiri dajire Kaani Turan.

Wuxuu kaloo sheegay dhamaan raashinka ay keeneyn soomaaliya uusan dhici doonin ilaa laga gaarayo bisha June ee sanadkan 2012-ka.

Wakiilka ayaa sheegay in ay maqleen horjeege ka tirsan Al-Shabaab oo ka shageeya Idaacadda Andulus in Turkiga uu yimid soomaaliya in ay waxyeeleeyaan shacabka Soomaalida ka dib markii ay dalka keynen raashin dhacay oo waqtigiisa dhaafay, wuxuu danjire Kaana in warkaas uu yahay mid xaqiiqda ka fog.

Si kastaba raashinka Turkiga uu keenay soomaaliya ayaa si weyn loogu iibiisadaa magaalada Muqdisho, raashinkaas oo marka dadka la siiyo ay suuqyada muqdisho aad loogu iibiyo, waxana la dhihi karaa raashinkaas wuxuu in badan anfacay dadka ku nool caasimada iyo hareeraheeda.

Tarsan: Dadka Reer Muqdishow Waxaa Meeshan Dhigay Waa Dulmigii ay Galeen iyo Qabyaalad (Dhageyso)
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho looga baahan yahay inay dib u midoobaan ayna iscafiyaan ka dib markii labaatan sano ay ku soo jireen qabyaalad. nacayb iyo dulmi ay dadka kale u geysteen, siduu yiri.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa hadal uu ka jeediyey xaruntii degmada Wardhiidley oo shalay lagu qabtay xaflad lagu maamuusayey dib u soo celinta dhismayaasha dawlada ee ay dawladu wado ayaa sheegay in loo baahan yahay dib u soo celinta bilicdii magaalada iyo in dadku iscafiyo.

“Dulmigii magaaladan lagu galay iyo colaada shacabka la dhexgeliyey waxay keentay in ciqaab Illaahay ka timaado, sababtoo ah ummadu markay dambaabeyso hadey si furan u dambaabto ciqaab baa ku imaaneysa, ciqaabtaasoo ahayd gumaad, cabsi, qax, gaajo iyo faqri” ayuu yiri mudane Tarsan.

Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in barnaamijka ay dawladu wado uu yahay sidii bulshada loogu soo celin lahaa noloshii hore ee ay lahaan jirtay.

Wuxuu sheegay in dadka reer Muqdisho ay iska daayaan nacaybka iyo qabyaalada isla markaana dib loo soo celiyo dhaqankii wanaagsanaa ee bulshada ay lahaan jirtay kaasoo ku saleysnaa “karti, saaxiibtinimo iyo aqoon”.

“Dadkii waagii hore waxaa la isku wareysan jiray, aniga reer Wardhiigley baan ahay, waxaan ahay reer Hodan…. taasaana rabnaa inay soo laabato” ayuu yiri gudoomiyaha.

Tarsan wuxuu sheegay in maamulka gobolka Banaadir ahmiyad gaar ah siinayaan amaanka iyo nadaafada isla markaana degmooyinka lagu tartansiinayo horumarkooda xagga amaanka iyo nadaafada.

<object id="css76b8467820696f8f9d84d6f62f866a4d" width="620" height="90" type="application/x-shockwave-flash" data="http://www.raxanreeb.com/wp-content/plugins/flash-mp3-player/player/player.swf"></object>

DHAGEYSO KHUDBADA GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR

Dhanka kale gudoomiye Tarsan wuxuu sheegay in hawlgalja soo celinta guryaha dawlada la sii wadi doono illaa dhamaan adeegyadii bulshada ay ka soo laabtaan. Wuxuuna dadweynaha ka codsaday inay gacan ku siiyaan maamulka arintaasi fulinteeda.

Dagaal Culus oo Saaka ka Qarxay Duleedka Magaalada Buuhoodle
DUHUR-War goordhow naga soo gaaray degmada Buuhoodle ayaa sheegaya in saaka waaberigii dagaal culus uu ka qarxay duleedka degmada Buuhoodle.

Dagaalka oo qarxay xilli aroortii ah ayaa la sheegaya inuu ka bilawday madaafiic ay isweydaarsadeen ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa deegaanka Buuhoodle ee maamulka Khaatumo State.

Cadnaan Saalax oo ah wariye ku sugan deegaanka ayaa u sheegay warbaahinta in dagaalka uu haatan si culus uga socdo deegaanka Sooljoogto halkaasoo uu dagaalku ka qarxay saaka.

Waxaa la sheegayaa in dhaawacyo iyo meydadba ay jiraan hase yeeshee weli waa aroor hore mana heyno tirakoob rasmi ah.

Somali-American admits aiding Al Qaeda terrorists
MINNEAPOLIS –  A Somali-American man admitted Monday that he helped raise money so others could travel from Minnesota to join the terror group al-Shabab in Somalia, and that he sent money to Somalia so one of those travelers could buy a firearm.

Ahmed Hussein Mahamud, 27, of Westerville, Ohio, pleaded guilty Monday in U.S. District Court in Minneapolis to one count of conspiracy to provide material support to a foreign terrorist organization.

Mahamud, who lived in Eden Prairie before moving to Ohio last year, is the seventh man to plead guilty in Minnesota’s ongoing federal investigation into the recruitment of fighters for the al-Qaida-linked group. A total of 18 Somali-Americans have been charged in connection to the investigation.

Under questioning from Assistant U.S. Attorney Charles Kovats, Mahamud admitted that from 2008 through February 2011, Mahamud and others conspired to provide money and people to al-Shabab, knowing the group was a designated foreign terrorist organization. Specifically, Mahamud said that in the summer of 2008, he and others told members of Minnesota’s Somali-American community that they were raising money for a local mosque or for orphans in Somalia. Instead, Mahamud said, the $1,500 went toward airline tickets for men who would eventually go to Somalia.

After these men joined al-Shabab, Mahamud said one of them contacted him and asked for more money. Mahamud also admitted that on two separate occasions in 2009, he wired $50 to that man for the purchase of a firearm and to cover expenses. In 2010, Mahamud asked a woman in the U.S. to send $100 to that same man in Somalia, again for the purchase of a firearm, according to the plea agreement.

Mahamud, who has a wife and daughter in Ohio, has been living at a halfway house in Minnesota pending his trial. Conditions of his release were allowed to continue while he awaits sentencing; the date has not been set. Mahamud faces a maximum of 15 years in prison and a $250,000 fine. Guidelines presented in court Monday call for anywhere from 41 months in prison up to the maximum. The final sentence is up to Chief U.S. District Judge Michael Davis.

Mahamud’s attorney, Rick Mattox, declined to comment after the hearing.

Minnesota has the largest Somali population in the United States with 32,000 people. Since 2007, at least 21 men are believed to have left Minnesota to join al-Shabab. Of the seven who have pleaded guilty, one served four months in prison and four months of home confinement for obstruction of justice and the rest haven’t been sentenced. Eleven other men are charged in the investigation — nine are at large, one is awaiting trial and one is confirmed dead.

In addition, two southern Minnesota women, Amina Farah Ali and Hawo Mohamed Hassan, are waiting to be sentenced. Last fall, they were convicted of, among other counts, conspiring to funnel more than $8,600 to al-Shabab from September 2008 through July 2009.

Omar Jamal, first secretary of the Somali Mission to the United Nations, said that each time a case is resolved, it gives community members a chance to put it behind them and move on.

“The lasting question on everybody’s mind is, `Who did this to these kids? Who was behind this mastermind behind the recruitment?’ ” Jamal said.

Read more: http://www.foxnews.com/us/2012/02/07/somali-american-admits-aiding-al-qaeda-terrorists/#ixzz1lljRC9FX

Xuska Mowliidka Nabigeena Suuban (C.S.W) Oo Ka Dhacay Ohio, Columbus

Qarax Ka Dhacay Degmada Xamarweyne
Hal qof ayaa ku dhaawacmay qarax nuuca Miinnada ah oo goor dhow ka dhacay waddada Via Roma ee degmada X/weyne.

Dhaawaca halka ruux ayaa yimid kadib markii Qaraxan ka dhacay waddada Via Roma ee degmada X/weyne ay ka war heleen dadka deegaanka oo ku war galiyay ciidammada Booliska ee degmada Xamarweyne.

Taliyaha ciidammada Booliska gobolka Banaadir G/sare Axmed Xasan Maallin oo haddal ka jeediyay halka uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in qaraxa uu ahaan Miinnada nuuca dhulka lagu aaso, balse ay la wareegeen ciidammada Booliska oo halkaasi soo gaaray, markii ay ka war heleen hasa ahaatee nasiib xumo ay qaraxday Miinnada.

Taliyaha ayaa tilmaamay in Miinnada lagu aasay inta u dhaxeysa waddada Via Roma iyo xarunta gobolka Banaadir, haddana ay wadaan baaritaanno arrintaasi ku aadan, isagoo xusay in qofka dhaawacmay uu yahay askari ka tirsan ciidammada Booliska.

Dagaalo iyo duqeymo ka dhacay Degmada Dayniile ee Muqdisho
DUHUR-Dagaal culus ayaa habeenimadii xalay waxa ay ka kala dhaceen Xarunta Asluubta ee Ex-Knotorol iyo Xaafadda Bangala degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, iyadoo dagaaladasi ay u dhaxeeyeen Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo  Al Shabaab.

Hal ruux ayaa ku geeriyooday ku dhawaad 5-kalana way ku dhaawacmeen kuwaasi oo sida la sheegay ahaa dad rayid ah oo rasaasta labada dhinac ay  is weedaarsanayeen ugu tagtay goobihii ay ku sugnaayeen.

Dagaalka intuu uu socda ayaa Madaafiicda ay is weedaarsanayeen waxa ay ku dhacday deegaanka Garsbaaleey ee duleedka Muqdisho halkaasi oo dadka deegaanka ah ay xaqiijiyeen in qasaaro ay ka gaysteen Madafiicdaaasi

Axmed C/laahi Axmed (Axmed Yare) oo ka mid ah Saraakiisha dowladda ee ku sugan Ex-Kontorol oo la hadlay Idaacadaha ayaa sheegay in weerarka ay soo qaadeen Al Shabaab islamarkaana weerarka uu noqday mid ay ku fashilmeen, isagoo tilmaamay in qasaaro xoogan ay gaarsiiyeen Kooxda Al Shabaab.

Sarkaalkaasi ayaa tilmaamay in Ciidamada dowladda ee ku sugan Igsoyska Ex-Kontorol saakay ay ku baxayaaan meelihii xalay ay Ciidamada Al Shabab weeerarka kasoo qaadeen sida uu hadalka u dhigay

Majiro wax war ah oo kasoo baxay Al Shabaab oo ku aadan dagaaladaasi, inkastoo dagaaladaani  ay qeyb ka yihiin kuwa habeenkii mararka qaar ay ciidamada Al Shbaaab ku qaadeen fariiisimaha Ciidamada dowladad KMG ah iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho.